agaggaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld agagaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

agagaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax meelaha ku dhow ee hareeraha kaga xeeran. ld agaggaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur