agjoogid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg agjoog.

agjoog

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Macnaha:

  1. Wax meel u dhow ku sugnaan.