agloolnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg agloolan. ld agloolnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

agloolan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax la agloolay ahaansho (aqal, weel, gocaya ah iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

agloolnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld agloolnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur