agmarin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg agmari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

agmari

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax, wax kale meel u dhow socod ku dhaafin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur