agoomee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. Ilmo agoon ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur