aguugmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aguugan¹.

aguugan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Macnaha:

  1. Wax la aguugay noqosho.
  2. Wax la aguugay ahaansho.