ahbalad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Haweenay aad u garasho yar, doqon; dabbaalad.

dabbaalad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dabaalasho.