ajarnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ajaran². ld ajarnaansho.

ajaran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay: -rmi)

Macnaha:

  1. Cid, wax ku qatalmid.
  2. Cid wax ku qataltay ahaansho.

ajarnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld ajarnaan.