ajarso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Ka a.: cid si ajar looga kasbado wax ay u baahantahay siin. ld ajarayso, ajirso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ajarayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. ld ajarso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ajirso