ajli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Sabab; daraad. 2. A.gay, a.gaa, iwm: daraadday, daraaddaa.

sabab

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-bo/asbaab, m.dh)

Macnaha:

  1. Wax dhacay waxa keenay.
  2. Wax dhaciddooda mas'uul ka noqosho.

daraad

Qaabnax: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb

Macnaha:

  1. ld dar².

a

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (a') Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.