ajnebi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nin aan u dhalan dalka uu joogo; shisheeye.

shisheeye

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. Qof aan xiriir sokeeye la lahayn qolo. 2. Qof jooga dal uusan u dhalan.