Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg akhriso².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
Haweenay raadiyaha, telefiishinka iwm warka ka sheegta.
Wax qoran daalacasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur