akidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg akid. ld akidis.

akid

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. 1. Cid ra'yigeeda ku raacid. 2. War hore loo sheegay xogtiisa sugid.

akidis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld akidid.