akson
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-no, m.dh)
Macnaha:
- (c.nafl.) Qaybta dheer ee miiqan ee unugga dareen wadka. Waxay ka soo qaaddaa unugyo dareen wade, dareen wadaha unugga jidhka, iyada oo u gudbinaysa organka dhaqdhaqaaqa ama maskaxda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

