alaalabbiqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg alaalabbaq². ld alaalabbaq¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

alaalabbaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Baqdi aan aqoon ku dhisnay; baqdin qalo keento. 2. ld alaabbiqid.
  2. Cabsi kaddaray ah dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur