alalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg alal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

alal

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Macnaha:

  1. Xanuun la taahid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur