alamsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg alamso. ld alamsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
alamsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Si degdeg ah wax u liqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
alamsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld alamsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00