alawaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Meel wax lagu karsado; jiko.
jikoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:1. Qolka cunnada lagu kariyo. 2. Dumarka ka tirsan gaboo-leyda.