albaabjoogeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)Macnaha:Qof guri weyn, xafiis iwm ilaaliya oo iridda laga soo galo jooga.