albaabnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg albaaban. ld albaabnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

albaaban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. Wax la albaabay noqosho (irrid).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

albaabnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld albaabnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur