aldhihaydh
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)
Macnaha:
- (kiim.) Qayb ka mid ah iskudhisyada oorgaanikada ah ee noocoodu yahay -C-H; halkaas oo R ay tahay koox alkayl ama arayl ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

