aleelatuurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aleelatuur².

aleelatuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc faalka ay haweenku dhigaan ka mid ah oo ay aleesha ku faaliyaan.
  2. Aleel ku faalin (haween).