algoordan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-amo, m.dh)
Macnaha:
- (xis.) Urur qaanuunno ah oo hagaag u qeexan, loona adeegsado furfirista mas'alad iyada oo la qaadayo tallaabooyin tiradoodu koobantahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

