aljebra

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Laan ka mid ah xisaabta oo lagu barto habdhisyada tirooyinka iyo astamahooda guud ahaan. Waxa la adeegsadaa xuruufo ama summado u taagan xaddiyada, iyo astooyin u taagan iskuxiridda xaddiyada ama tirooyinka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur