alkahool
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-lo, m.dh)
Macnaha:
- (kiim.) Iskudhis orgaanig ah oo ka kooban hal ama in ka badan oo haydaroogsayl (-OH). Alkahoolladu waa haydaroogsi laga soo dhirandhiriyey alkeynnada. Waxay sameeyaan taxane isku mid ah C H n+1. H. Alkahoollada waxa lagu kala sooci karaa dabeecadda kaarboon atamka ay ku dhegsanyihiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

