alkayn

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-no, m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Koox ka tirsan haydarokaarboonnada aan dheregsanayn; loona yaqaan sitayliinno. Waxay wadaagaan naanaysta guud ee C H-na waa abyoone.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur