alkiin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-no, m.dh)
Macnaha:
- (kiim.) Nooc haydarokarboon ah oo leh naaneysta guud ee C H . Alkiinada (oo hore loo oran jiray olifiino) waa iskudhisyo aan dheregsaneyn oo leh dabar lammaan oo kaarboon-kaarboon ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

