alkohooliisam

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Xaalad bukaansho ka timid u barashada aalkohoolka ee qofka, taas oo haddii si kadis ah looga joojiyo keeni karta calaamado: sida gariir, xasilloonila'an, halluujineeshinis iyo qalbi jab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur