alkunmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg alkuman¹.

alkuman

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-unnay,-unnantay; -unni)

Macnaha:

  1. Wax la alkumay noqosho (gabar).
  2. Wax la alkumay ahaansho (gabar).