Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg alkuman². ld alkunnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-unnay,-unnantay; -unni)
Macnaha:
Wax la alkumay noqosho (gabar).
Wax la alkumay ahaansho (gabar).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur