allacaabudid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ilaahcaabudid.

ilaahcaabudid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Camalsan oo Ilaah cabsidiisa loo sameeyo. ld allacaabudid.