allaqabeyQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bayaal, m.l/dh; -bayo, m.dh)Macnaha:Qof aan khayr badan lahayn.