allifaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Awoodda qof u leeyahay wax curinta. ld allifid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

allifid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg allif². ld allif¹, allifaad (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur