alluumiiniyam ogsaydh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Budo cad oo aan biyaha ku milmin. Way la falgashaa asiidhada iyo alkaliyadaba sababta oo ah waa laba-eefle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur