almaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc ka mid ah dhagxaanta qaaliga ah. ld dheeman.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dheemanQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:1. Macdan aan midab lahayn, aad u adag, kana qaalisan macdanta kale. 2. Afarta haad ee turubka mid ka mid ah, calaamad afar gees ah oo guduudan leh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00