aloogmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aloogan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aloogan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Macnaha:

  1. Wax la aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
  2. Wax la aloogay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur