Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg aloogan². ld aloognaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)
Macnaha:
Wax la aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
Wax la aloogay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur