aloosnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aloosan². ld aloosnaansho.

aloosan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-smay, santay; -smi)

Macnaha:

  1. Wax la aloosay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
  2. Wax la aloosay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).

aloosnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld aloosnaan.