alwasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg alwo.

alwo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-waday, -watay)

Macnaha:

  1. Kuleyl badan dareemid (qof).