Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg alxaman². ld alxannaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-anmay, -amantay; -anmi)
Macnaha:
Wax alxan ku kaabmay noqosho. ld alxanan¹.
Wax la alxamay ahaansho. ld alxanan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur