amardiiddo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. U hogaansanaan la'aanta amar la is faray. ld amardiidmo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

amardiidmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld amardiiddo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur