amarweynaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Kibir iyo isla weeyni badan. ld amarweyni.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

amarweyni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld amarweynaan.