ambabbixin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ambabbixi. ld ambabbixis.

ambabbixi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Qof socdaal gelaya waxa uu u baahanyahay siin. 2. Cid safraysa sagootiyid. 3. Xoolo foofaya agaasimid.

ambabbixis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ambabbixin.