ambaqaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ambaqaad². ld ambaqaad¹.

ambaqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Billowga arrin ama dood taagan; meel ka qaadid, ka bilaabid. ld ambaqaadid.
  2. Ka a.: arrin ama dood taagneyd meel bilaabid; ka wadid.