ammaaneeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)Macnaha:Qof ama shay ammaan siin; nabadgelyo siin.