ammiirnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ammiir ahaansho. ld amiirnimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

amiirnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ammiirnimo.