ammuurayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ammuuree.

ammuuree

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. Wax mushkilo hayso ahaansho.