amran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax amar la siiyay ahaansho (cid). 2. La khaliifay ahaansho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur