aneexo

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. (bot.) Geed nagaar faalala oo leh caleemo yaryar oo xanaf leh iyo miro kulkulucsan oo la cuno. ld uneexo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

uneexo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld aneexo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur