angarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld angarid.1. Qof meel cidla ah uga tegid. 2. Qof dhibaato ku dhaafid.